LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

TRUCK MAINTENANCE INSPECTION PART(1).

 Truck Maintenance Inspection.

Truck mechanic at work Professional truck service mechanic working. Truck maintenance inspection stock pictures, royalty-free photos & images Truck repair shop Interior of truck truck repair shop. Truck maintenance inspection stock pictures, royalty-free photos & imagesMaxa lagaga bahan yahay inad checking ku sameysid truck inad hubusid (List of most common one's).

Maxa laga rabaa inaad hubisid oo aad ka dayactirtid si loo hubiyo badbadada iyo waxqabadka u fican truck gariga qeyba muhiim u ah, sida tires, brakes, electrical system & damaan qeybihisa kaleba la dayactiro lalana socdo xaladoda.

Hadii aad u sameysid dayactiro isdaba jooga waxaey ka hor tag u tahay in ay ku imadan cilado soo jiidamah, kaso keena inuu truck hal mar uun shaqadisi istagto ama ubah gabo shaqadisa, sababi kartanah inusan dib dambe u shaqeyn or ay kugu daba deerato inaad dib uso kicisid, hadaba joogtayna checking truck waxey ku samaxaysaa inaad ku guleysatid ay mesha ka baxdo cabsida qolyaha sameya inspection ka  anytime diyaar u noqotid  DOT ee ku shuqul leh dabagalka gawarida xamulka. 

Halkan waxan fahfahin derad ah ku xuseyna oo ku sabsan sida cadiga ah, ee kormerka dayactirka xamulka.

Waxan hoos ku xusi doona qodobada muhim ka ah, ee ubahan inaad inspection ku hubisid aadna dayactir sisid joogtayn ah.

A). Matorka & Saliidisa.

Mashinka & darerihiisa waa inaad dayactirdid aanda kormerka ku sameysid si joogta ah.

.) Saliida & Shandeyahiisa In La Bedelo.

Si toosa waa inaad u joogteysid bedelida salida & shandeyaha, sida shidalka, hawada & salida waa muhiim. 

.) Hubinta Salida Heerkeda.

Inaad hubisid matorka salidisa, qaboojiyaha, saliida quwada steerinka, bareka salidisa & sido kale darerayasha murayada hore inaad kormertid.

.) Kormeerka Qeybta matorka.

Iska hubi meelaha dadsan(leaks). dildilaca, dawaca so gaara tuuboyinka, suunka & qeybo kalebah waa inaad kormer ku subisaa.

 B). taayirada & Girangiraha.

Taayirka iyo giraantisa daqajisa waa inaad si toosa gormeer ku sameysid waxana hoos ku xusi doona qodobadas.

 .) Taayirada & Cadadiska.

Inaad hubisid oo aad dabagal ku sameysid cadasiska saran tayirada si aysan u banjarin ama u qarixn tayirku waa inaad ka hortagtid si aad nabad qab u gaysid xamuulka aad wadey.

.)  Taayirka & Xaladisa.

Waa muhim inaad ka warhaysid xalada uu ku suganyahay tayirka, sida xirashada tayira, dawacyada so gaara, inuu daloshamo, ama iney wax mudan aa ay dex galaan.

.) ToosintaTaayirada. 

Hubinta & toosinta si aad u hubisid inuu mudo jiro taayirka kana qeyb qadato badbada garigaga xamulka.

C). Brakes.

Waxa muhim ah inaad hubisid oo aad checking ku sameysid brakes ka.

.) Korontada & Leyrka. 

 Korontada waa muhim isna inaad hubisid oo aad kormeer & dayactir ku subisid.

.) Nalalka & Murayadaha.

Kormeerida & hubinta layrerka & murayadaha waa muhm lagama marman ah sida leyrarka madaxa hore, leyrka brakes ka, nalka dambe, calamadaha leexashada leyrarka ifah & kuwo kale oo badan waa inaad dayactirtid oo aad hubisaa.

.) Nidaanka Korontada.

Qaabka ay u shaqeyso korontadu  oo ay isugu xirantahay gariga waa inaad kormetrid iyana oo aad dayactir ku subisid adiga o badbadinayo jiritanka garigaga. ..........

Waxan halkan si kooban ogu falanqeynay qaabka loo kormero lona dayactiro gariga xamulka ah adigo iska ilalinaya inaad geysato qasare naf & maalba leh, sidokalna ka hortagayo in wax qaladada lagugu qabsado qolayha ku shuqulkaleh dabagal gawarida xamulka ah ee wadoyinka ku jira lona yaqano DOT iyago kormeer ku sameya gawirda, sanadle ah ama bile ah
 
Waxan rajeynayaa inad naga helidoonda qabkan wax idinku so gudbino, waadna ku mahadsantihiin boqashadina. .. ..................... 
 
Mahadsanidiin.................. 

Post a Comment

0 Comments