Truck Inspection.
Qeybaha Muhim ka ah Ee Dayactirka (Key Component Of Inspection).
Hadaba maxa looga bahan yahay inaad iska hubisid inaad kala socodoh xalada truck kaga, sido kale waa muhiim inaad inaad sameysid dayactir before aysan wax cilada kaga iman truck, wana sharci inad ku sameysi bishi hal mar inspection adigo ilaalinaya sharciga (FMCSA) ama (DOT), Department Of Transportation Agency kuwas oo masul ka ah yareynta shilalka waxyelaylta wadoyin ka ay u geysanayan trucks & buses.
Marka inta aysan truck xamulka qadin waa inaad iska hubisa any time iney ku qaban karan qolyaha shaqada ku leh dabagalka gawarida xamuulka ah ama buses, kuwas oo ay cabirkoda la ogolayn inuu kor u daafo xajmi ama culeys (weight) aan ka badnen 26000 pound.
Maxa kale laga rabaa inaad full checkin ku sameysid truck incase ay cilad jirto waa inaad ka hagajisaa gariga before you pick up the load adiga oo ka fekeraya safety kaga midka truck & badecada aad wdid inad si nabad ku geysid, Hadaba sidee ku xaline mushkiladahan oo dan, waxan hoos ku qexeyna qodobada laga rabo inad Inspection u sameysid.
Qodobadas oo aanu ee (Pre-Trip Inspectio) kala qad qadi doono waaa kuwan hoos ku xusan.
Nocyada Baritanka(Types Of Examination).
A). Pre-Trip Inspection(PTI).
Maxa wayeh pre-trip inspection, driver waxa masuliyad ka saran inuu checking ku sameyo intusan truck bixin or loads qadin in tuck haysto wax cilad ah, si uu uga hortago wax yarba ha ahaate wax caqabada iney ku dacdo inta uu ku jiro safarkisa load uu wadona u ku geeyo si nabad ah.
B). Daily Vehicle Inspection Report (DVIR).
Waa form uu driver buxinayo isago ku qorayah inuu ku sameyay chechking intusan bilabin trip ka asago qorayah daman truck clear ku sameynaya, si hadow aysan u qabsan wax caqabad ama looga qabsan qeybaha qabilsan shaqan ee dariga ku jira ee FMCSA (DOT) .
C). Annual DOT Inspection.
Waxa truck driver kasta looga bahan yahay war bixin sanadle ah, oo uu sameeyo kormeer aqoon u leyahay si u uhubiyo una ugu hogaansananta heerka badbadinta truck & wadoyinka adigo nabad qabana badecadii aad wadeyna badbadisa on time ku geysa.
0 Comments