LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

Factors That Affect Negotiation.

 Market Condition & Pricing Negotiation.

 Free A semi-truck travels along a highway with snow-capped mountains in the background. Stock Photo  

Furayasha Muhim ka u ah inan xusno (Key points to remember).

Habka ama siduu u kalo socdo suuqa market condition waa inaad egtid hadba wa xalad suuqu marka inaad la socotid waa muhim siaad u heshid qiimaha suuqa ee wax lagu kala gadanayo, xiliyada uu suuqu fican yahay, sido kale waxa macquul ah inaad heshid opportunity long term relationships wana marka ugu fican inaad heshid truck yashada line wanagsan oo dedicated line ah. marka waxanu soqadaneynaa afar qodob oo aad xasaasi u ah intaad ku dexjirtid suuqan & shaqadisaba ah.... .....

 1). Competition.

2). Load Availability.

3).  Relationships.

4). Market Condition.

 a). Competition.

Tartanka ka jira suuqa waa inaad ogtahay oo aad la socodid si waxkasta aad qadeysid ama heshis kasta aad galeysid u qiimayso suuqa & intuu ka joogo kadibna aad qiyastid hadad ku gali kartid uga faideysatid chances kaas, marka tartanka sidisaba waa labo geesod ka dexeya laba dinac kuwaaso ku tartamayo suuqa xaladasiisa waxa wax markasta ka daca suuqa hadusan tartan jirin waxan aminsanahy inuu suuqu lahan laheen qiimaha uu ayahay so waxay u abuurta xamasad.

b). Load Availability.

Hadaba sidee ku heli kartaa load adigoo ka dex jilabanayo suuqan maxaase lagaga bahan yahay waxa lagaga bahan yahay marka kowaad inaad haysatid platfoam yasha suuqa loads laso galiyo midku doono ha ahado lkn waa muhim inad haysatid si aad uga raadsado loads ka adna uga xulatid midka ugu wanagzan.

c). Relationships.

Waa points ugu wanagzan intaad industry ku dex jirtid inaad sameysatid cilaqdaka wanagzan kaso ku sahleysa inad heshid more clients ama aan dihi karo waa chain/ isku xiraha owner-operator, truck driver & broker ka cilaqad wanagsan aad abuuratid waa madamo loads ay ku siin karan broker adiga aan sometimes platfoam galin so hadad xarir kaga aad wanajisid waa adigoo shaqdada kor u kacdo, so wanaji cilaqdkaga.

d). Market Condition.

 Xalada suuqa / Market Condition lasocodkisa waa khasab inad la socotid madama ay ka jirto suuqa gudahisa tartan, qiimaha iibka (sales volume)waxa loyaqan, xiliyada suuqa maxa yeelay suuqu wuxu lee yahay high season & low season (seasonality), emotional communication skills inaad heshid qof dinacas ku tagan waa muhiim so waxa laga rabaa inaad u duntaloshid suuqa ama market trend wixi ah / viral ah oo suuqa ka socda, taasna waa important.

waxa so guud uso koobney ilaha sameynta ku leh wadahadalka & qiimeynta suuqa anago halkan kuso koobi karin balse waano so yara koobney, waxa filaya inad ka faidi doontan boqashan website kaan, so wixi fariin ah hoos noogu reeb mahadsanid........

 

 

Post a Comment

0 Comments