LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

TIPS FOR BIGINNER TO FIND THE BEST LOADS PART 2.


Free Photo a truck with a white trailer drives down a road with mountains in the background. 

4). Utilizing Load Boards & Online Platform.

Load-boards waa aalad muhum u ah gadidleyda si ay usugan rarka xamuulka (freight loads)  wana furaha kowaad ee  isku xirtah truckers & broker , waxy u ogoladan truckers iney ka fiirsadan loads & iney ka qabsadan loads macquul ah sido kle brokers ayey kala xiriran marka halkasey kala negotiate gareyn karaan.laod-boards waxa accessible ka yihiin online ka iyo freight apps ka kuwas oo aad kagali kartan device kala duwan like smartphones, tablets, pcs & laptops platforms kaas waxey so galiyan offer balaran oo kugala doorsinaya inad option yeelato aadna ka dooratid kii ku anfacayah, sido kale waxay ka cawinayan inaad dakhso ku hesho loads faaido leh, waxay kusineysa shaqadan ina ka faido/ka shaqeysatid lacag fican without stress evan sometimes it's tough and hussle.

 5). Financial Management.

Inaad mamushid dakhliga kuso gala waxay ka wanagsan tahay inaad mareysid truck income & expensess, waxayna ka qeyb tahat strategy aad u dagsatid income also qorshaha aad u dagsantontid berito income kuso gala, waa muhim inaad u digtid dinac maintenance & emergencies waxii kugu imadah it's crucial to manage. fahmida aad fahantid qarashka waxey samaysa inad ka sameysato route & qorshe ka yeelato loads kala duwan sido kale qalabyo kala duwan, waxtarka ay leedahay financial management waxa kamida dabagalka sitoosa client payment & managing credit terms effectively.

6).  Efficient Route Planning.

Qorsheynta wadoyin hufan waxey kamid tahay mareynta truck & daqaleynta wakhtiga & shidalka, waa muhim inaad wanajisa (truck capacity) muga xamulka inaad yareysid trips laysku qaado oo u bahan inlagu dajiyo meelo kala duwan, waxayna khuseysa trucks ay kususeyso iney qadaan iyado la tixgalinayo qeexida baabuurta xamuulka sida refrigeration waxa looyaqan xarunta cufjidinta (center of gravity) sido kale masafada laga qadayo lana geynayo inaad garanaysid & inaad taqanid waxad wadid. badeecada ay tahay(what kind of product you have transported).

7). Compliance & Legal Consideration.

Tixgalinta & uhogansananta sharciga sido kale waa inaad u hogansananta sharciga & rulka u yaal local & national labadaba ado ay ku jiraan xamulka aad qadeysid waxa ku qoran, waxa jira badeeco aysan gaari kasta qadi karin sida hazard material wuxu lee yahay wax khaas u ah licence loo qaado so inaad ilaaliso muhim ayey tahaysharciyada.

8). Negotiation Skills.

Aad ayey muhim u tahay inaad baratan qaabka gorgortanka aad uga so dacsan laheed broker lacag provitable ah oo owner-operator ka ahna uga so dicin laheed lacag fican oo growth u sameya company adigana ku fican aad ku deal gareynaysid adigo tusayo inaad budget fican so galinaysa company promoting ka shaqeyneysid marka waa skill aad crucial uga ah industry kaan.

9). Diversification Of Freight Types.

Truck industry waxay sda dagdag ah ku abuuran companies trucks oo isku jira noocyada kala duwan oo dartan kagali kara industry kaan si caadiga ahna wax so saar fican iska leh, waxana haysataa option aad kuso dari kartid gawaridada noocyo kala duwan oo trucks sida refgirated, oversized material transportation, flatbeds & international shippment waxay ka cawinaysaa inaad so jiidatid different client oo aad yeelato macamil kala duwan waxeyna ku fureysa albab cusub & fursad aad ku kobcin kartid dakhliga kuso galah.

10). Learning From Industry Experts.  

Waa muhim inaad indusrty aad ku noqotid expert si aad u wanajisid shaqadada, waxad ka qadaneysaa experiance ku kordiseysa inaad insight u dexgashid wana ku muhin inaad mentorship achievement programs also it's good to joining professional assocciation, also if it's possiable you can attend workshops and webinars sido kale inad kordisatid experiance adey diseysa aqoontada taasuna wa muhim.

waxa intaas kuso koobeyna ka hadalka aan ka hadleyno good points ka aad u bahan tahay inaad ka ogaadid madamo aad tahay qof ka raba mustaqbal fican inu ka sameysto industry oo waxtar fican leh..........

 

Waad ku mahadsan tihin boqashadinah  do dawadah.........

Wixi fartin ah hoos nogu reeba ...................

THANKS.........................

Post a Comment

0 Comments