LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

TIPS FOR BIGINNER TO FIND THE BEST LOADS Part 1.

 Biginners Best Idea To Find Loads.

Free Courier in a warehouse checking inventory on a tablet amidst stacked cardboard boxes. Stock Photo   

1).To Understand Loads Selection.

Muhiin waxa ah inaad fahantid  qaabka aad uso dooran lahayd load ka wana furaha kowaad ee industries of truck dispatch, gaar ahaan kuwa ku cusub waxa faaaido au ah iney tixgaliyan cargo type, weight and delivery deadlines, inaad isku toosiisid equipment kaga laga bahan yahay inaad load ku jirtid codsiyada muhim ka ah sida alabaha u bahan talagada waxey rabaan(refrigeretor goods)reefer halka wixi over-sized ah u bahan yihiin special permit & routs.

 Sikale hadan ka firino loads oo lacagta fican la bixiyo (higher puying loads) kuwa over-sized ka like equipment or heavy haul loads ka waxa uu diirada saara ama muhimada kowaad u ah waa inaad raadisa freight ka, hadii hada xalada aad ku jirtid ay limit tahay dinaca technology ahaan iyo midka equipment ahan bah daqalaha ahan aad sameyneysid less profitable, waa inaar raadiso or tixgalin aad heshid,taageero cusub ama qalab deerad ah.

so truck industries wuxu ku siinaya fursad kuwa rajeynaya iney adapt or investment ku sameyan awodahoda. 

 

2). Analyzing Market.

successful trucking business waxa muhim u ah inaad gorfeysid suuqyada, taasina waxay khuseysa regional, states & national freight trends taaso lagu kala sarayo wadooyinka loo bahan yahay,& garashada isbedel xiliyeedka, xogogaal u ahaa horumarka warshadaha & arimo daqaale xamuulka & baahida.

isticmalka qalabka iyo wax sosaarka sida freight ama suuqa trucks reports & trasportation management software gahter data.

xoogtaas aad heshid waxay ka cawinaysa iney ku hagto & go'aan qadashada suuqan kaso aad ku kala doraneysid wadoyinka aad isticmali laysid kuwa muhim ka ku ah sido kale waxay ka cawinaysa inaad odorosaysid isbedelka ku iman kara suuqyada truck.

 Free A white semi-truck traveling on a scenic road in Jaffray, BC, with mountains in the background. Stock Photo   

3). Building great relationships with shippers & brokers.

 Truckers waxa uu u bahan yahay strong connection with shippers nad freight brokers oo xarirkina aad ka digtid mid wanagsan si aad u heshid ama ugu guleysatid quality loads, reliability waa furaha disah xirirkan, deliver on time waa muhim, inaad good communication effectively tahay & handle problem solver inaad tahay iyana waa muhim professionally, inaa la isku halayn karo samaynta truckers kala dorashada load transportation, mahan kaliya brokers & shippers ka, inaad distid network owner operator kale & carrier muhim ah & sido kale inad saxib la tahay owner operator who has experienced to provide valuable ideas to introduce new opportunities.

Waxan kasi hadli doona points aad u tabanayah topic kan kaso muhim crucial u ah dadka ku cusub xirfadan marka waxan idin lee nahay meshan waxad ka kordisan dontaan aqoon cilmiyeysan oo ay so falaqeyen dad industry experienced ku ah marka so dawada guys. … .. …..

Post a Comment

0 Comments