Top 5 Secrets On How To negotiate Freight Loads Rate.
3).Leveraging Technology For Better Freight Rates.
Manta hadan fiirino technology casriga ah xiliga ay mareeso ay ku factahay, waxad heleysa tools ka cawinayo inaad ku gaartid goal/hadafkagi ahaa inaad heshid freight rates qiimo wanagzan, platfoms sida DAT, 123 DATA LOADBOARD & kuwa kale kaligood kama cawinayaan inaad heshid freight rate loads fican lakin sido kale bixinta ama xaqiijinta waqtiga dabta ah waxay ka mid tahay inaad heshid dedicated line iyo macamil wanagsan.
Habkan loo wado wuxu ku siinaya gees marka aad ka gorgortamayso heerka dibcaha ama aad wax ka qabanayso qiimaha shidalka ee isbedbedelaya.
Waligaa ha hilmamin qarashadka deeradka ah sida ruqsadaha gaarka ah & khidmadaha lumper, platfoams badan oo digital ah ayaa ku ogolanayo inaad galiso kharashyada, bixinta khad hoose oo wada xaajood ah, taas oo u horsedi karta qiimo hoose oo lagu daray qandarasyada electronic ah waxay damaystiri karaan shurudaha aad isla markiiba ka digaysa habka oo dan mid hufan.........
4). Tips & Tricks For Successful Freight Negotiation.
A). Relationships Matter.
inaad xarir fican la yeelato companies oo trucking ah waxay diseysaa iney ku siiyan faaidoyin badan kaaso ay ku jiraan inaad hesho deals fican evan xiliyada shaqadu kala go aan tahay ama suuqu low season yahay aad ayey ku sacideysaa inaad asxaab fican ku leedahay suuqan truckin.
B). Highlight.
Agent oo adag kuwao awood u leh iney mamulan ama suurtagaliyan in lagu kordiyo shidalka intii lagu jiray xili aad u saraysay iyada oo la hubinayo qiime ka hooseya tartamayasha.
C). Uncover Hidden Costs.
Factors oo shidalka bixiya marka lagu jiro xiliyada uu qaaliga yahay waxad kala hadli kartan biica uu marayo/ qiimaha markasta waxad weydisan details/ full info iney kusiyan ama hoos kaga digi karaan qiimahas.
D). Tips.
Waa inaad iska hubisa intusan heshiska dicin waxkasta oo ka iman kara waxadan filanayn sida freight charges,fuel surcharge wax yalahas iney ka dabolan bahiyahas oo dan.
E). Known Your Contracts.
Waa muhiim inaad taqanid / fahansan tahay contracts aad saxixadey & xiliga ay payments everythings.
F). Advise.
Markasta waxad sameysa inaad review ku sameyso contracts aad haysatid uuna kula firiyo qof aqoon u leh freight terms si aad u gaartid hadafkaga.
G). Stay Informed.
Waa muhiim inaad aqoon derad ah u lahatid mulkilah / owner-operator si aad cadeymo ku siiyo & wixii suuqa trend ka sido kale empowerment / awoodsin wanagsan oo gorgortan leh ka heshid dinacooda.
H).Quick Step.
Sida caadiga ah waa inaad firisid/ checking ku sameyso suuqa indurty news wixi update kaso cusbonado dinaca transportation & freight rates kabah.
5). The Importance of ongoing monitoring & managing better operating costs.
logistic costs muqaal joogta ah waxey khuseysa si toosa qulqulka suuqa, qiimaha shidalka & inaad hubisid xiligan inta lagu qadayo freight ka, sido kale khalkhalka ku yimada silsilada sahayda timely pick up ka & waxkasta oo kasoconaya suqaas waa inaad indaha ku haysid.
The overview road to be better freight rates.
Waxa meesha ka maqneyn inaad hubisid wada uu marayo freight trucks & caqabadaha kaga iman karo intuu ku dex jiro shaqada, dexmaritanka wadoyinka qalafsan sido kale waa inaad negotiation kala gashaa company aad heshis la saxixaneysi maxa yeelay waxa laga raba inad on-time ku qaadid misna aad on-time ku geysid loads mesha uu usocdo, so wa lagama marmaran inaad iska hubisid dan kastab.
Waxa intaas kuso kobeyna falaqeynta aanu falaqeynaynay manta.
Aad ayanu kaga mahad celinayna boqoshadada...........
0 Comments