LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

HOW TO CONDUCT A THROUGH INSPECTION.

 Sidee Losameya Kormeer Sax Ah.

Inspection Before Driving An image from the transportation industry of a truck driver at a truck stop doing a safety check on his vehicle. Truck Inspection stock pictures, royalty-free photos & imagesPortrait of a female trucker standing in front of truck and looking at camera. Portrait of a female trucker standing in front of truck and looking at camera.Transportation services. Logistic shipping. Truck Inspection stock pictures, royalty-free photos & images 

Sida saxda ah ee loo sameeyo & waxyabaha kooga bahan yahay inu sameyo qofka marka uu baritan ku dex jiro, asiga oo gudanayo wajibadkisa shaqo & qeybaha ay ukala baxan anaga oo so gobeyna.

Waxa u qeybineyna 4 waxood oo ugu muhimsan. 

Si fejignan ah iyado ay ku jirtoh waa inaad qorsheysid xoqta aad bareysid oo wafaqsan report & information kaga, si cadna aad u fahanta waxad baritanka ku sameyneysid...

 waxan hoos ku xusi doona afarta qeybood aan ukala saari doono marka aan baritanka sameynayno.

A). DOCUMENT AND EVERYTHING OF INSPECTION.

B). USE CHECKLIST.

C). USE PROFESSIONAL TOOLS.

D). CLEAN EVERYTHING.

a). document and everything of inspection.

 waa ina qortid oo recording ku sameysid daman melaha u bahan dayactirka aad kormeerka ku aragtay adiga oo hagajinayo si fududna u helayo tixraacooda or reference ..

b). use checklist.

Liis hubinta waxey xaqiiqisa damaan qeybaha badana kormeerka lagu sameeyo, waxeyna yareyysaa jiritankoda nololeed & inaad dumisid or missing wax qima weyn kugu fadiya..

c). use professional tools.

Waa inaad haysatid machanics oo leh khibrad tababar kaso ku qeexi kara dibka & wixi la weysan yahay kuwas oo aan ehel or familiar la ahayn qalabka.....

d). clean everything.

W aa inaad ilaalisa truck nadafadisa ugu badnan aragtidada kormered, xiliga lagu jiro kormeerka, si aad uga hor tagtid in lagu arko wax buus ah & qashin bah.

Waxan halkan kuso kabkabeynaynaa qormadeni manta aanu kagaa hadleynay mawduca kor ku xusan.

Waad ku mahadsan tihiin boqashadina guys...........

Wixi aragti ah nogu reeb comments ka . .....

 

Post a Comment

0 Comments