LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

STRATEGIES FOR SUCCESSFULL LOAD NEGOTIATIONS PART 1.

 Top 5 Secrets On How To negotiate Freight Loads Rate.

 Free Close-up of professionals shaking hands over coffee in a modern office. Stock Photo    

Sidee ayad ku bilaabi lahayd business kan aadna u so kobcin lahayd waxana muhiim ah inaad taqantid qaabka aad negotiation lahayd broker's loads kana lacag fican uga so dicin lahayd ula gorgortami lahayd qofkana aad utusin lahayd inaad income fican so galinaysid, Markas qofku waxa  uu arkaa sida aad promoting u sameyneysid business kiisa kalsonina waka kabsaneysaa.

1). Elements For Negotiating Freight Rates.

waa aim/hadafka aad ku gaari kartid meshad u socotey aadna kuso dacsan lahayd budget fican  broker load lacagta ku qaadi lahayd, badana lacagta saxda ah maso galiyan brokers marka halkaas ayad negotiation uga bahan tahay shippers rate sax da ah ay kuso siiyan broker maso galiyoh so wa inaad sidaas la socotoh. marka points ayan kaga hadli donah anago so kobeynah.

A). Spot Rates.

waa inaad lasocotid qiimaha uu joogo suuqa waqti xadirkaas uu marayo, broker qiimaha saxda ah maso galiyoh so waa inaad la gorgortanto si aad lacag fican uga dacsatid aadna u rumeysan qiimaha uu daho broker.

B). Load Sizes.

Waa muhiim inaad ogaadid load size aad qadeysid & truck aad load u radineyso midka u yahay si aad ugula gorgortanto broker qiima ficana ugula heshishid oo u qalma inlagu qaado ayna isleeyihiin load size & truck.

C). Market Trends.

Isbedbedelka xiliyada waa inaad la socoto & good ahaan suuqa qiimaha u marayoh sida aanu wada ognahay hal price laguma qaado xamuulka gawaridana wey kala duwan yihiin dinac kastaba xita isku size & isku badeeco ma qadaan sidaas darteed waa inaad ogatah aadna la socotoh suuqa.

D). Operation Costs.

Qiimaha ay ku kacayso waa inaad calculation ku sameyso xamuulka markaad qadid waa inaad oo ay ku jiraan fuel price, labor cost waa inaad gooni u xisabisaysa si aad u kala saartid faidada & qarashadka kaga baxay.

E). Drop Off Location.

Masafada aad u qadeyso kana qadeysid asagana waa inaad isu firisa lacagta  aad ku qadeyso hadeysan macqul ahayn inuu diido broker inuu kugu kordiyo lacagta waa inad mid kale raadsado oo macquul ah faaida fiicana aad ka heleysid.

F). Market Demand.

Suuqa marka uu aad u kacsan yahay oo rate kiisa kor jiro waa inaad ka faideysataa negotiation wanagsan lagasho aadna dacsan karto qiimaha aad ku qadeyso load.

G). Contract Terms.

Fahanka inaad contracts la saxixatid shirkadaha ayna muhiim tahay inaad heshid deal ka waxa meesha ka baxayso inaad maalin kasta aad radiso rar cusub taasna waa mihiim, iyaga ayaa ku raadinayo xamuulka oo hadba meel ku dirayo si aad rar uga qadid wana layn qabow.

E). Dock Or Lump Fees.

Qeybani waa third-party workers waxa lo yaqano fees / charge loo garo sida dadka gaariga kula dajinayo ama kula rarayo loads traillers lacagaha la siiyo wayeh, marka inaad si hufan aad u mujisid khidmadan & fahamkeeda daqdaqaaqooda waxay noqon kartaa faaiido istratijiyaded. 

 

2). Practical Steps For Negotiating Freight Rates.

Dexgalitanka aad dexgashid qeybaha kala duwan ee freight influencer rates talabadisa koowad waa negotiating ama inaad cadkaga ka dacsan kartid broker qiima ficana kula heshin kartid, waxayna u bahan tahay aqoon taasi inaad khibrad ku dartid aanda practical badan sameysid suuqana aad dexgashid, points aan hoos kaga hadli doono ayana ku hagi doona.

A). Secure Contracts.

had & jeer waa inaad hubisid inaad si cad u qeexdid una cadeyso saxixidah contracts ka aadna set up ku sameysid qodobada aad saxixday adna arrangement ku sameysid.

B). Consult Freight Brokers.

Inaad shuraako la noqotid broker ama iskaashi la isku halayn karo la yeelato waxay ka caawin kartaa inaad heshid deal ka ugu fican  & hajaajinta habka gorgortanka.

C). Monitor Fuel Prices.

Waa inaad indhaha ku haysid isbedbedelka qiimaha shidalka, isbedelkan ayaa sameyn kara xeeladaha gorgortanka waana la tixgalyo marka lagu heshinayo qiimayasha.

D). Considering Operating Costs.

Waxa aad muhiim u ah inaad hubisaa iney ku jirto damaan qarashaadka ka baxaya sida labor & maintenance, marka aad gorgortanka la galaysid ogawnah qiimaha aad kula heshisid ayaa ku noqonaya midka aad ku faaidi lahayd business kaga.

E). Aim To Win-Win.

Lahow qorshaha ama hadafka aad ku guleysan lahayd inaad gorgortankaga uuna ahan mid qarashka hoos kaga digayo ee uu ahado mid faido ugu fadiya labada dinac bah.  

waxa manta intaas kaga gudbeyna qeybtii kowaad ee anu kaga hadleyna hababka wax ku oolka ah ee aad kaga faidi doonto gorgortanka & horumarinta business ka.

waa ino iyo qeybta ku xigtah.............

Post a Comment

1 Comments

my name's ebado said…
Masha Allah waxad so gudbisa mawduuc aad qiimo ugu leh bulshada