LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

SIDEE AYAD UGU SO BIRI KARTAA XIRFADAN

 Qaab Nooce Ah Ayaad Ku Bilabi kartaa barashada Truck Dispatcher?

 truck dispatcher

Waxa muhin ah inaad heshid hagis iyo wadadi aad ku baran laheed si sax oo rasmi ah oo aan ku majara hababin madama aad u bahan tahay inaad aqoon korarsado taso ka anfici doonta dinaca future ka qofka xirfadas baratah.

Inaad raadiso goobta barashada: waxaad raadin kartaa school or accademia aad ka baran karto kaso aad hubineyso qabka ay dadka waxa u baraan iyo inta ardey ee wax ka bartey amase meeqo jeel ayey so saartey oo meshaas ku takhasusey, adikon iska hubinaya inadan ku qasarin waxbarashadeda ama ku qomameyn hadowdih.

 Marey waqtigaga: si aad uga mel gaarto xirfadan waa inaad haysataa ( wifi free, laptop & smart phone), intaas hadah haysadid waxa ku fududanayah inaad baratit xirfadan, waxa muhum ah in qof ku yahay ardey dadalayah asigo sameynayah practic badan si ay ugu fududato ereybixinta xirfadan.

 Team Work: inaad heshid team work ama group aad iskala shaqeysan aad wax isla baratan aad ayey muhim u tahay, taasuna waxey ku dirigalineysa ardeyga inuu ka helo firfircooni iyo karti, isla markasna u sahleysa inu jorey ka shaqa bilabo.

Qorshey sidad ku heli laheed shaqo: waxa muhuin ah madamo aad tahay qof xirfadisa so bartey disan dadaley inaad radiso ama aad gashid sidad kuheli laheed shaqo adigo tixrac ka heli kara ama link accademy aad kaso baxey ama family/friends kaga si aad uga dabeyso riyadadi ahayd inad ma uun noqodid truck dispatcher.

waxa intaas kuso kobeyna qabeynta aad u sameyn laheed hadii aad tahay ardey doonaya barashada truck dispatch, waxan filaa inaad ka faideysan doontid adiga oo aan wakhti iska dumin, hadii ay maqalkeygu kuso gaaro waxad ka baran kartaa www.jiheeyeacademy.com.

 

Post a Comment

0 Comments