LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

TRUCK TERMINOLOGIES INDUSTRY PART 4.

 EREY BIXINTA TRUCK TERMINOLOGY INDUSTRY.

Waxa inbadan kaso hadalney/falaqeynay muhimada ay leyahay iyo wax qabadkiisa, hadaba waxa isweydin mudan waa kuma qofka ka faideysan karaa ama dex gali gara trucking idustry iyodoo kala duwan yihiin qeybaha lkn magaca guud wey ka siman yihiin .

qofkasta waxu ugu so biri karaa asagoo ka shaqeysan kara siyaabo kala duwan ama truck driver ahaw, carrier, broker, dispatcher iyo waxyalo kalo badan.

  Trucking terminology that every truck ...    

 

P). 

P&D- Pick up & Delivery: waxa wayeh marka aad load qadeysid hadana aad aad dajineysid load kii aad dajisid.

Payload-Cargo Weight: waxa loo yaqanah culeeska gariga xamuulka.

Pintle Hook- waxa loo isticmala ama la isugu xiririyaa markii trailers ku yahay double or triples.

Private Carrier-waa fleet khaas u ah inuu qaado xamuul ka uu company goodu lee yahay so waa khaas ee public ma ahan.

PSI- Pounds per square inch: waxa loo isticmala in lagu cabiro pressure ka tires ka iyo air brake system ka.

PTDI- Professional Truck Driver Institute: waa organization bixiyah certificate truck driving programe lakin ma bixiyo lakin ma bixiyo cashirada CDL, ama Commercial  Driving License classes.

Q).

Qualcomm- waa wireless communication system oo carrier isticmalo si uu ugala socdoh driver ka sido kale wuxu isugu jiraa GPS, E-mails & text messaging, so system ku wuxu ka cawiyaa company ka inu ka ilaaliyo track ama socdaalka truck ama gawarida xamuulka qaadah  sido kale wuxu ka cawiyah driver inu kala next load iyo socdoh xalada uu ku sugan yahay sida jawiga iyo wixi lamida.

S).

Shipping Weight- waxa wayeh culeeska truck kuma jiro shippment ka dareeraha siad fuel ka iyo coolant.

Sleeper- waa sariirta ama space  dambe ee loo yaqaan truck's cab.

Sleeper Team- marka labo driver ay isla wadayaan si wada jira so mid ayaa sexda marka uu midka kale wadayo asaga oo buxinayah sida ugu dakhsiyaha badan sacadaha FMCSA iyo rulashooda.

Sliding Fifth Wheel- giraangirta shaand oo hore iyo dib u socon kara si uu u bedelo qeybinta misaanka faashash ka.

Straight Truck- waa hal cargo truck lagu qaado oo ku dagan chassis ka soo hoorka jeedah isku darka trailer iyo cagafta.

T).

Team- waa dad wada shaqeyah oo gawarida xamuulka isla wadah kuwaso aan in badan kaga so hadalney intaan ku dex jirney erey bixinta indusrty gaan aad ka u baxada ween.

TL- Truckload: waa rarka xamuulka gaariga.

Tl Carrier- waa truck company kaso carrier uu single shipper yahay oo one truckload yahay.

Tracror Trailer- waa truck iyo trailer isla socdah.

Transfer Company- waa adeeeg khaas u ah inuu handle gareyo ama qaado kaso cross gareynayo border ka.

U).

Upper Coupler- waa part isku xira between tractor iyo trailer, waxey qadah culeeska ka imadah trailer & houses the kingpin ka so isku xira fifth wheel ama giraangirta shanaand  ee tractor ka.

V).

VIN- Vehicle Identification Number: waa number khaas u ah oo warshadu siso gaari kasto.

W).

WIM- Weight In-Motion: waa qaab loo cabiro culeeska gaariga kaso toos u dex gashaa station ka, hakii ay ka dici lahayd in lahu istajiyo stop ka.

Y).

Yard Tractor- waa yard ama deyrka dambe kaso trailers uu ka istaago warehouse ka ama center ka.

 

waxa aan kaso hadalnay qeybo kala duwan erey bixinta truck dispatcher anago wali kaso hadli doono wax yabo badan oo ku sabsan industry gaan aad ka u ween ee truck industry rajeyneyna inan idin fahfahin doon cidi u bahan baradhadoda waxad ka baran kartan institute ama academy lagu magcaabo www.Jiheeye academy.com wuxu hayaa course aad idin anfaci doona in sha allah.

MAHADSANIDIIN.

Post a Comment

0 Comments