The Greatest Ways To Find Loads As An Owner Operator .
Waxa horey uga so hadalnay qababka ugu fican ee qofka owner operator ku heli karo loads, & wadoyinka ugu wanagzan si dib yar.kuwaso isugu jiro qabab casri ah, wana muhim qofka inu lasocdo, kuwii hore ee part 1 aan uga so hadalney ayey daba socdaan kuwana hada ka hadli rabno anu wax yar falaqeyn doono, anago u kala qadeyno qodob qodob anu kor istaagi doono.
D). Cold Calling/Load prospecting.
Inaad raadiso loads or prospecting loads waxa lo yaqaan waxa lo bahan yahay cold calling aad si yaro qabow ula hadashid brokers ka salantid marka hore, weydisid wixi load available & in formation kiisa yacni si yar oo hamble ah ulahadshid, u mahad celisid hadu ku siiyo & hadi kale ama qiimaha ku heshin weysan sido kale waxa dici karto in laga hor qaado so wada ku qasban tahay mahadcelin madamo aad rabtid inaad so jiidasho sameysid you know marka qodobkan waxa qofka looga bahan yahay si dabacsan oo yara qabow inaad umada ula daqantid.
Sido kale owner operator waxa laga rabaa inu raadiyo shippers ka u daw or hadey isku fican yihiin sida hadey raban in lo qadayo hauling badecaddoda.Hadii uu qabkas u shaqeyo waa best way uu ku hagajinkaro or kula yeelan karo long lasting relationships with business, xiligaas hadey ku gasho chance kaas investment waa wanagzan tahay, sido kale waxa kula talin lahaa inuu qofka owner operator inuu xiriro shippers managers kooda sidu uga helo wada shaqeyn joogta ah.
E). Government Contract.
hay'adaha dawlada sida ( federal,states & local ) inta badan dibada waxey u saran transportation ay u bahan yahiin kuwas oo ay siyan contract kaas owner operator kuwas ay dowladu u ogoladey iney qadan xamulada sifa sharciyeysan, owner-operator kaas waa kuwa iska diwangaliya dowlada USA General service administration (GSA) website kooda as a company.registration kaas wuxu ka cawina inu conteact ku helo si fudud owner-operator ka iyaga oo jooga location area dooda.
Helitanka contracts waxey sida ay clearence u yihiin requirement laga codsado ay kaso baxan sidas ayey ugu guleysan karan contract gaas.
Contracts hay'adaha dowlada sida USPPS waxey ku sinayan consistence work also offer solid pay. Government contracts waxey dorasho wanagsan u tahay owner-operator inu ka helo loads kah.
F). Networking.
Networking waa furaha u fudufeyo owner-operator ama xaqiyah koritanka company, wuxu kalo ka cawinah sameynta friendships sido kale waxey u hogamineysa helitanka rajada ah clients, sido kale waxey u sahleysa helita ama luug ku yeelashada ururada sida the American association of owner-operators (OOAA) Also local events waxey ka cawinayan inad ka heshud professional connection taso ah great pathway danka helitanka loads. inaad ku jirto. it not only helps in staying informed about news in the trucking industry, but also helps in tips & guidelines to growth business.
Conclusion.
waxa intaas kuso kobeyna falaqeynteni danka owner-operator uu u heli karo loads iyo isku xirka danka network qaabka uu company u koobcin & dinac kasta daqalaha etc.
Thanks ...................
for your visit.........................
0 Comments