LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

TOP RESOURCE OF TRUCK DISPATCH 3.......

 Top Resources Of Truck Dispatches3.

Waxan kaso hadalnay Resources/kheyrad ugu tunka weyn truck dispatches ka, anago egayna sida ugu wanagsan ee kheyradka loga faideysan iskuna dayeyna inan mid mod u falaqeyno intii karankena ah isku dayeyno inan fafahin derad ah ka bixinooo qodob u kor istageyna in sha allah waxan rajeyna inaad boqashadina aad wax ka faidi doontan page kan

Trucking Dispatch Software Development ...            

Bridge Streaks/Gps- waxa loyaqana badana wadoyinka waxey leeyihiin streaks or xariijimo shegaya waxa ka horeya kaso wadoyinka qaad u ah siba marka aad buundoyinka aad ku wadeyso gawarida muhim ayey u tahay wana in uu truck driver ka uu yaqano.

Driver Regulation- For Commercial motor Vehicles(CMV)-  There's a key componant of compliance for driver, kuwaso ay ku jiran waxkasta oo ah xerarka ay tahay inuu u hogansamo driver, sida working hours, driver qualification asagona hubinayah inu si safety ah ku geeyo xamulkas plus gariga, qodobada notable ah kadana wax yar halkan ku xusno waxa ka mida-

A). Hours Of Services Regulation- kaaso ah inu driver sameyo awake ama kaco, alert & make to do enough refreshed to operate heavy loads. According to these regulation, driver waxa khasab ku ah inuu qaado 30 minute oo break ah every eight hours wa must ugu badnan malinka so hours waxey u daxeyan 11-14 hours celcelis ahaan .

B). Vehicle Maintenance & Inspection Requirement- driver/darawelka waa inu si joogto ah daryelo ama dayactiro gariga sido kale waa inu lee yahay record keeping si uu ugu qorto trips & inspection reports.

C). Drug & Alcohol Testing Protocols- Qof carrier ka wuxu shaqaleysiya shaqalaha wuxu xaq u leeyahay inu si randomly ah ku baaro shaqalaha isago ka barayo belweda inu isticmalo madamo qof drugs isticmala atsan macqul ahayn inu qabto shaqadaan oo ay FMCSA ay ku ogolen kuna dagayan qofkas so befire adan shaqaleysin waa inad hubisaa.

D). Driver History Check- waa muhim inaad dib u firisid darawelka history giisa ( clean motor vehicle reports and records waa khasab sido kale any insurance coverage & damage reputation.

E). Criminal Background Check- DOT ( department of transportation) waxda isu socodka aminkaba maso sareyso criminal background kisa hadaba gawarida wa valuable  cargo, so effective fleet management practice suggest conducting background check on all employee. 

Districted Driving & Cell Phone- waxa mamnuuc ah oo daman gobolada america mamnuuc ka in lagu hadlo cell pnone ka ama telka gacanta so waa mamnuuc sharci ban kayal all states.

manta waxa intaas kuso kobeyna qeybaha kala duwan ee truck industries so cadiyan waxan ka hadalnaa inan falaqeyno industry gaan marka wad ku mahadsan tihiin boqashadina.

SEE YOU SOON .............................  .... ... .. .......................... ......... ... ............ ............ .. 

Post a Comment

1 Comments