LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

Waa Maxay Faidada Shaqada Truck Dispatches.

 FALAQEYNTA FAIDADA DISPATCHER KA.

Maxey tahay waxtarka ama faidad uu lee yahay uu lee yahay truck dispatches, ama qaab nooce ah aya loga faideysan karaa wax qabadkiisa hadii aanu ka falanqeyno gees ksta, sido kale waxa halkan ku xusi doona qodoba dhowra oo xasasi ah loona bahan yahay qofku inu fahmo before usan bilabin xirfadan ku shaqeynteda.

 

 Power Only Loads for Carriers | SchneiderH and HS design trucks are used for the ...

Maxa looga bahan yahay qofku marku yahay truck dispatchers, qaab nooce ah ayuu ula shaqeysan karaa owner,broker ka iyo qof kasta oo la halmala ama ku dex jira xirfadan ama shaqadan.

Trucking dispatch software to expand logistics operations

1). Great Communication : waa inuu qofka u taba baran yahay oo uu yahay xalad kasta oo laso darista mid aysan sameyn ku laheen waxa loga bahan yahay daganansho.

2).Time Management: qofka dispatch ka ah waxa uu awood u lee yahay inuu qabeyo ama diso schedule, sido kale qabto calls, asigoo isticmalayah smart phones & computers.

3).Multi Task:  waxey awood u leeyihiin iney qabtan shaqoyin dowr ah (at once) sida,  ( fill carrier packet), iyo inuu (broker) ama dilalka qadka ugu jiro si uu ula deal gareyo iyo inu ka jawabo e-mails ka.

4). Lane planing: waa iney plan gareyan ama qorsheyan week kaas waxi shaqo la qabanyo si ey drivers ama durawelada u baxaan ay rarka u qadaan.

5). Flexibility: furfurnanshaha waxey qeyb ka tahay iney promot or booming ku sameysaa business kaga kaso u bahan isbedel joogta ah iyo horumarin inaad ku sameyso si uu company u helo client iyo customers kuwaso roots of company.

6). Help in growth: Waxey ka cawinayan inu growth ku sameyo fleet by booking qabka ugu fican ee suuqa, sido kale in leysugu ka duba rido good carrier- broker relationships.

7). Availability: waxa la heli karaa si joogta ah 24/7 iyago ku shaqeynayaaa.

Muhiimada kowaad ee qofka dispatcher ka ah.

Lesson 5 - Benefits of dispatcher services 

 waa inu u daxeeya carrier, broker ka iyo darawelka sido kale waa inuu ilaliya calls, e-mails iyo warqadaha confirmation ka ahna ka hubiyo driver ka , pickup loads and delivery shipments, intaas o dan aya shaqadisa ah.


GUNANAD

Waxa intaas kuso kobeyna casharkeeni manta ahaa faidoyinka diapatchers ka iyo qaabka aad u hirgalin laheed riyadadii dispatch ka aheed hadi aad tahay qof one day ku riyonaya inu ka mid noqodo suuqan dispatch ka waxana ka baran kartaa academiyada la daho www.jiheeyeacademy.com.

 

Post a Comment

0 Comments